Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas oo kooxaha xuquuqda aadanaha ay sheegeen in la afduubay oo si qasab ah loo ...
Madaxweynaha Waddanka Kenya William Ruto ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii danbe safar dibadda ah ku maqnaa ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto magaalada Garoowe. Madaxweyne Siciid Deni oo in ka badan laba ...
Madaxweynihi hore ee Peru Alejandro Toledo ayaa Isniinti shalay lagu xakumay 20 sanno iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq. Dacwad-oogayaasha ayaa Toledu ku ...