The Finance Minister of Sool, Sanaag, Ceyn, and Khaatumo Interim Administration, Mr Abdiqani Hirad, told… Sii akhri ...
“Nin abeeso koriyow adigaa u aayi, axdi malaha Xabashidu laga aaminaayo” ereyo ka mid ahaa hees uu qaaday AUN Yaasiin Axmed… ...
Garowe (PP News Desk) — One day after Puntland Post published a report on a primary school in Eyl where pupils sit on the ...
Qaramada Midoobey ayaa walaac ka muujisay dib u celinta afar qof oo qaxooti Turkish ah oo laga masaafuriyey Kenya, kuwaas oo kooxaha xuquuqda aadanaha ay sheegeen in la afduubay oo si qasab ah loo ...
Madaxweynaha Waddanka Kenya William Ruto ayaa Xarunta Madaxtooyada dalkaasi ku qaabilay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. War kooban oo ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu ...
Taliyayaasha Ciidamada Cirka ee Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykanka ayaa la sheegay inay shir labo maalmood socday oo furmay Isniintii shalay inay ka yeesheen wax ay ugu yeereen daandaabsiga Kuuriyada ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay gaaray Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi halkaasi oo uu Maanta Shir kula yeelanayo Madaxweynaha Kenya William Ruto. Qoraal kooban oo lagu ...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken ayaa Talaadada maanta ah gaaray Israa’iil, halkaas oo uu ka billaabayo booqasho uu ku mari doono dalal ku yaalla Bariga Dhexe. Blinken ayaa isku ...
Madaxweynihi hore ee Peru Alejandro Toledo ayaa Isniinti shalay lagu xakumay 20 sanno iyo lix bil oo xabsi ah, kaddib marki lagu helay eedo la xiriira musuq maasuq. Dacwad-oogayaasha ayaa Toledu ku ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo muddooyinkii danbe safar dibadda ah ku maqnaa ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto magaalada Garoowe. Madaxweyne Siciid Deni oo in ka badan laba ...
Children in a primary school at Badey neighbourhood impassively listen to their teacher in an under-resourced classroom.